(Daawo Sawirro) Qoor-qoor oo shacabka Gaalkacyo kala qeyb qaatay Ciida Carafo

Madaxweynaha Galmudug mudane Ahmed Abdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa saaka magaalada Gaalkacyo kula tukaday qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Galkacyo. Qoor-qoor ayaa salaadda ka dib hambalyada Ciidul Adxaa u diray dhamaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaanna shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay ku suganyihiin. Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay qeybaha kala duwan … Continue reading (Daawo Sawirro) Qoor-qoor oo shacabka Gaalkacyo kala qeyb qaatay Ciida Carafo